Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaaMagaalada Muqdisho ka daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka, kaas oo sanadkan ay u fariisanayaan in ka badan 39,000, arday oo ku kala sugan gobollada dalka.
Goobaha Imtixaanka sida Rasmiga ah uga Furmey ayaa waxaa kamid ah Magaalooyinka kale dalka Deegaanada KG ayaa waxaa Imtixaanka fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025 u fariisatey 5,873 Ardey iyadoona Madax ka tirsan KG ay Rasmi ah Magaalada Baydhabo uga Dah-fureen
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady