Madaxweynaha Puntland Oo Xariga ka jaray Buundo laga dhisey Garoowe

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Buundada oo ah tii labaad ee ay yeelato Degmada Garoowe waxay door weyn ka qaadan doontaa isku socodka bulshada iyo koboca dhaqaalaha caasimadda iyo gobollada kala duwan ee putland dhismaha Buundadan oo ah mid ka mid ah mashaariicda ugu weyn ee dalka laga hirgeliyay tan iyo burburkii, taasoo oo uumaalgeliyey, Bangiga Adduunka

Munaasabadda xarig-jarka waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Dowladda Puntland, Bangiga Adduunka, Maamulka Gobolka Nugaal, Maamulka Degmada Garoowe, Xildhibaanada Golaha Deegaanka, nabadoonno, ganacsato, haween, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo taageeray hirgelinta Mashruucan muhiimka ah.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here