Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Agab sports oo kala duwan ayaa lagu wareejiyey maayerka Magaalada Baledweyne taasi oo loogu talagey in loo qeybiyo 12 kooxood oo ka qeybgali doono Tartan Ciyaareed dhawaan ka bilaaban doono baladweyne
Tartaan oo ay soo qabanqaabisey Shirkada Azul ayaa loogu magacdarey Azul Cup waxaama tartankaan soo dhoweeyey Maamulka iyo Bahda Ciyaaraha Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani