Howlgal Lagu joojinayo Shiditaanka Dhuxusha Oo Laga Fuliyey Deegaanada Soomaaliland

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmareer ayaa hawlgal lagu joojinayo shiditaanka Dhuxusha ka fulisay qaar ka mid ah deegaanada gobolka Daadmareedh ee Soomaaliland

Howlgalka ayaa waxaa laga fuiliyey Deegaano ka tirsan Daadmareer waxaan horkacaayey isku duwanaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmareer waxaan aku wehlinaayey ciidanka Booliiska goobolka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here