Maamulka Degmada Ceeldheer Oo Lagu Wareejiyey Cagaf Loogu tala galay Horumarinta Deegaanka.

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Ceeldheer ee Gobolka gal gadud ayaa waxaa lagu wadaa Masharaci dhismo si loo bilo bilicida degmada iyo Dib u dayacatirka Wadooyinka degmada oo ku dhowaad mudo 10sano ah aan lagu sameyeynin dib u Habeyn taasi oo ay iska kaashaneyaan Gnacasatada ka soo jeed degmada iyo bulshadsa degaanka.

Waxaana munaasabada looga mahadelinaayey Ganacasatada Hormuudka u ah mashrucua dhismaha oiyo dib u dayactir lagu Wada Wadooyinka ka soo qeyb galey Maamulka degmada Gudoomiya Ku Xigeenka Gobolka Galgadud dhalinyaro Odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here