Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magalada Baydhabo ayaa waxaa mudooyinkaani danbe ku soo Badanaaya Xarumo Ganacasi oo kala duwan kuwaasi oo ay Hirgeliyeen Dhalinyarada Degaanka oo isuga Jira Wiilal Iyo Gabdho si ay u Hormariyaan Adeegyada Ganacasiga ee degaanka.
Haweenka qaar ee wax ka bartey jaamacadaha magalada ayaa waxey Waxyaabaha ay Barteen dib uga Maalgasheen Magaladooda ayigoona u daneynaayey bulshadooda si ay uga kenaan waxyaabaha ay uga Baahanyihin daafaha Caalamka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir