Madaxweynaha JFS Oo Kumanaan Shacab ah Salaada Ciida Canrafo kula oogey Muqdisho

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Maalinta koowaad Ee Ciida Canrafo oo si weyn Dunida ah loogu Ciidey iyadoo inta badan ay dadku ka muuqatay Farxad iyo isu Marxabeyn waxaana Salaada lagu tukatay Goobo kala duwan Gobolada Soomaaliya kamid ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiin iyo howlwadeennnada hay’adaha Dowladda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here