Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Tababarkaan oo loo qabtey Dhalinyarada wax kabarta Jaamacadda Baidoa International University ayaa waxaa lagu baranaayey Horumarka teknoolojiyadda casriga ah, Saameynta uu ku yeeshay nolosha bini’aadamka, Fursadaha iyo caqabadaha ay teknoolojiyaddu keentay
Dhalinayarada Tababarkaan ka faaideystey ayaa sheegey in fursad weyn ay u tahay in ay qeyb ka noqdaan dadka ka faaideystey Tababarka waxaan ay u mahadceliyeen Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo jaamacada BIU
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani