Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Kulankan dood wadaag ah oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlada KG ayaa Waxaa looga hadlay Caqabada jira iyo sidii xal waara loogu heli lahaa Xaalufinta Dhirta waxaana kasoo qeybgalay lataliyaha madaxweynaha dhinaca warfaafinta,odayaal dhaqan khubaro ka socday jaamacadaha iyo ururada bulshada.
Kulanka ayaa maalmaha uu docdey diirada lagu saarayey sidii wax looga qaban lahaa saameynta Isbedelka Cimilada oo aadka u saameeyay deegaanada ayaa madaxdii kasoo qeybgashay waxay ka hadleen sidii xal waara loogu heli lahaa Isbedelka Cimilada.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi