Ardeyda Dugsiga Sare Oo diyaar garow uga jira Imtixaanka Dowlada

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xili dhawaan Lagu wado in ay Ardeyda Dugsiga Sare u Fariistaan Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12aad waxay Ardeydu wadaan dadaalo ay ugu diyaar garoowayaan Imitixaanka Dowlada iyadoona Maamulada iskuulada Ardeyda siinayaan Muraajaca wixii ay soo barteen ah.

Gudoomiyaha Midowga Iskuulaadka Nidaamiga ah Degmada Baydhabo ahna Maamulaha iskuulka Al-Macrifa Muxudiin Shariif ayaa ka warbixiyey Diyaar garowga ay Ardeyda uga jiraan Imtixaanka isagoo sheegey in Ardeyda iyo Macalimiintuba ay wadaan dadaalkooda sidii si wanaagsan Imtixaanka loo geli lahaa

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here