Dowlada Soomaaliya Oo hirgelinaysa Hey’adda Baaritaanada Adeegyada Beeraha

0
13
Screenshot

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Soomaaliya ayaa Shaacisey in 25-ka Bishaan si rasmi ah loo dahfuri doono Hay,ada Baaritaanada Adeegyada Beeraha ee Dowlada Federalka Soomaaliya taasi oo u xilsaaran Xubinta Adeegyada Abuurka Dalka

Hay,adan oo magaceeda loo soo gaabiyo SARIS ayey Wasaarada sheegtey in ay si gaar ah uga shaqeyn doonto arimaha la xiriira ka warqabka adeegyada abuurka beedraha dalka iyo kor joogteynta tayeynta beeraha iyo beeraleyda

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here