Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Maamulka Caasimadda Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay dhul dhan 100 boos masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Dowladda Galmudug taasi oo loogu talagaley Xalka Waara
Dhulkan ayaa ah mid ay Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb si gaar ah ugu talagashay in dib-u-dejin loogu sameeyo barakacayaasha kasoo barakacay deegaano ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani