Ardeyda Machadka Tamaam Magaalada Baydhabo Oo Doortay Hoogaan.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Midowga Ardeyda Machadka Tamaam ee Magaalada Baydhabo ayaa Waxey Qabteen Doorasho Lagu Dooranaayey Gudoomiyaha iyo Ku xigeenkiisa Ee Ardeyda Iskuulka, Ayidoona u Tartameysey ilaa iyo dhowr Ardey oo dhigata Iskuulka.

Doorashadan oo aheyd mid si heer sara ah loo Soo agaasimay ayaa Waxaa Goob Joog ka ahaa Maamulka Iyo Macalamiinta Iskuulka Iyo Qeybaha Kala Duwan ee Ardeyda Iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here