Shirka Arimaha Xalka waara Oo ka Furmey Magaalada Dhuusamareeb

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaa si rasmi ah uga furmey Shirka daahfuray seddex-bilood laha Kooxda Farsamadda ee Xalka Waara kaasi oo Dowlad goboleedka Galmudug wada dejinta qorshaha Xalka Waara .

Furitaanka Shirka waxaa goobjoog ka ahaa dhamaan wasaaradaha ka shaqeynaya Arimaha Xalka Waara taasi oo ay hogaamineyso Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here