Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay shir sadex bilood la ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed iyo bahwadaagta ka Shaqeysa Arimaha Ganacsiyada.
Ujeedada shirka ayuu ahaa Xoojinta hanaanka wada shaqeynta ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Hay’addaha, sidookale daa dejinta Howlaha ay u ahaayan Bulshada Reer Koonfur Galbeed, gaar ahaan dhanka Ganacsiga.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday