Kulan Wacyigelin ku Saabsan Daryeelka Xoolaha Udixiyada Oo Lagu qabtay Baydhabo

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa ahaa in mid loogu tala galay in Bulshada la siiyo Wacyigelin ku saabsan Daryeelka Xoolaha gaar ahaan Xiliyada Canrafada Xoolo badan si aan Munaasab ahaan la gowraco kaasoo ay ka qeyb galayaan quburo kala duwan daneeyayaasha Arimaha Xoolaha iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Baydhabo si dadka Xoola dhaqatada ah u helaan isku filnaansho buuxa

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha KG,Madaxda Ururada ka shaqeeya Arimaha Deegaanka Xoolaha iyo Beeraha iyo inta uu Tababarka socdey ayaa ka qeyb galayaasha la siin doono Wacyigelin ku aadan in la joojiyo gowraca Xoolaha dhediga ah iyo Naadafada Deegaanka maalmaha Canfarada lagu gudu jiro.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here