Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga Daah-furay Mashruuca Balaarinta madaniga iyo dhiirigelintaa dhalinyarada soomaaliyeed, kaas oo Muhiimadiisu tahay Awood siinta Dhalinyarada, Horumarinta bulshada, Amniga iyo Deegaanka.
Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiiro, Masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed