Bulshada Gaalkacyo Oo ka Faa’ideysatey Indha Fiiqis Bilaash ah Loo Sameeyey.

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Daacad ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu qaliino, baariis iyo Fiiqis u sameeyay Boqolaal qof oo ka mid Shacab ah Magaalada, kuwaas oo qabey Xanuunada ku dhaca Indhaha.

Indha fiiqistan oo soctey Mudo laba maalmood ayaa dadka loo sameeyay badankood ka imaadey Deegaanada Fog fog ee Gobolka Mudug, si ay u helaan adeeg Caafimaad.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here