Magaalada Baydhabo Oo ku soo badanaya Goobaha ay Dhalinyaradu ku dalxiisaan

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmihii u danbeeyey dadka Baydhabo ayaa sameynayey dalxiis goobo kala duwan ah oo baydhabo banaankeeda ah waxaana ay u aadayeen in ay waqti ku soo qaataan sawiro xusuus ahna kula soo Asxaabtooda maadaama meelaha la tagayo ay yihiin kuwa aad u qurux badan

Goobaha hada dadka siiba dhalinyarada ay u dalxiis tagayaan hada waxaa ka mid ah goobo ka baxsan Magaalada taasioo u suuragalisey Amniga , Waxaana halkaasi ku soo qaataan waqtiyo qurux badan sida dadka dalxiisayaasha ah ay sheegeen

Warkung Waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here