Kulanka Dadweynaha iyo Dowlada Oo Boosaaso Lagu qabtey

0
6

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafada Buurcad ee Magalada Bosaaso ayaa waxaa lagu qabtey Kulanka dadweynaha iyo Dowlada oo ay qaybgaleen Madax kabtirsan Maamulka Gobolka kan Degmada Odoyaasha dhaqanka iyo kale ee Bulshada Boosaaso

Kulanka ayaa daaranayaa sidii ay Dowlada iyo bulshadu isaga kaashan lahaayeen amaanka iyo horumarka guud gaar ahaan bulshada Xaafadaasi, Guddoomiyaha ayaana shacabka uga warbixiyey shaqooyinka baaxada leh ee ka socda degmada iyo sida ay ka maamul ahaan uga go’an tahay in la helo Bosaaso hormarsan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here