Shaxda Ay Man City Kaga Hor Tagi Karto Crystal Palace.

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda Man City ayaa isku diyaarinaysa kulanka Final-ka FA Cup-ka oo ay la ciyaari doonaan kooxda Crystal Palace.

City ayaa doonaysa in ay ku guulaysato koobkeedii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka adag ee ay qaadanayso.

Guardiola ayaa haysta koox dhamaystiran marka laga reebo John Stones oo dhaawac ku maqan.

Tababare Pep Guardiola ayaa kulanka ku soo gali doona xiddigaha De Bruyne, Marmoush; Haaland kuwaas oo hogaaminaya weerarka kooxda.

Halkan Kaga Bogo shaxda Ay Ku ciyaari karto Man City.

Ederson; Nunes, Dias, Akanji, Gvardiol; Silva, Kovacic; Foden, De Bruyne, Marmoush; Haaland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here