Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gobolada dalka ayaa waxaa intiisa badan laga Dah-furey Ololaha Talaalka Cudurada Jadeecada Oofwareenka iyo Shubanka oo ah Cuduro dilaa ah islamarkaana dhibaata ku hayo Bulshada Soomaaliyeed maadaama dalku aad u yartahay helitaanka Adeegyada Caafimaadka
Degmada Xudur ayaa waxay kamid noqotey Degmooyinka laga dahfurey Ololaha Cudurada Jadeecada Oofwareenka iyo Shubanka si Carruurta halkaasi ku nool loo gaarsiiyo uguna Faaideystaan waxaana Talaalka Soomaaliya ugu deeqey Hay’adaha UNICEF iyo WHO
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy