Madaraso Cusub Oo Laga hirgeliyay Xaafada Towfiiq Magaalada Baydhabo

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan lagu Dah-furayay Madarasada Qaadisiya ayaa lagu baran doonaa Qur’aanka Kariimka iyo Culuunta kale ee Diiniga ah waxaana Xaflada lagu qabtey Xaafada Towfiiq ee Magaalada Baydhabo,taasoo ay hirgelisay Aqoonyahanad Suleeqa maxamed Aadaan oo kamid Haweenka Xafadaasi

Furitaanka Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Macalimiinta Madarasada Bahada ,Waxabarshada, Waalidiin Culumo iyo Marti Sharafta Xaafada Towfiiq ee Goobjoog ahaa Munaasabada si ay Madasaxda u dhiir geliyaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here