Tartanka Fasalka 12aad Iskuulka K/Galbeed Oo la soo gabagabeeyey

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartanka Aqoon iyo Iftiin ee Dugsiga Hoose/Dhexe & Sare ee K/Galbeed ayaa la so gaba gabeyey Arday waxaana ku Tartamay Fasalada iskuulka uu ka koo banyahay

Tartankan ayaa u jeedadiisu ahayd in Ardayda lagu tijaabiyo Xirfadooda iyo Aqoontooda, isla markaana ay ku Tartamaan waxa ay barteen, kaas oo socday mudo aad u dheer ayaa guusha ka Raacday Fasalka lixaad

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here