Tababar ku saabsan Awoodsiinta Gabdhaha Wariyaasha Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan Sedax Maalmood socdey ayaa lagu baranayay Xoojinta Warbaahin Isku-Dheelitiran gaar ahaan Haweenka sidii kor loogu qaadi lahaa Codkooda kana soo dhax muuqdaan Barnaamijyayada ay sii deyso waxaana loo qabtey Agaasimeyaasha iyo Tafaftirayaasha warbaahinta Magaalada Baydhabo

Aqoon isweeydarsiga ayaa diirada lagu saaray qodobo kala duwan oo ay kmid tahay Il-wareed Isku-Dheelitiran & Dib-u-habaynta Siyaasadaha Tafatirka, muhiimadda matalaadda iyo Xoojinta doorka Haweenka

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nuur War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here