Romano Oo Ka Warbixiyay Heshiika Ay Liverpool Ku Doonayso Frimpong

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saxafiga Fabrizio Romano ayaa ka warbixiyay wararkii ugu dambeeyay Feremie Frimpong.

Kooxda Liverpool ayaa doonaysa saxiixa daafaca Frimpong si ay ugu buuxiso booska uu ka baxayo xiddiga Trent Alexander Arnold.

Liverpool ayaa wadahadalo kula jirta xiddiga si ay ugu xoojiso kooxda ka hor bilaabashada xilli cigaareedka dambe.

Romano ayaa sheegaya in ay Liverpool ku dhawdahay heshiika xiddiga Frimpong.

Saxafiga ayaa sheegay in ay Liverpool haatanba Heshiika shaqsiga ah la gaadhay xiddiga reer Netherlands

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here