Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Munaasabad kooban loogu mahad celinaayey Ciidimada Amaanka sidoo kalena shahaado sharaf lagu godoonsiinayey ayaa lagu qabtey Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Waajid
Munaasabadaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlada KG Ayaa waxaa shahaadoyin lagu godoonsiinaayey Ciidanka Nabad ilaalinta Itoobiya, Ciidanka SNA, Booliska iyo Nabad sugida
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi