Ololaha Talaalka Oofwareenka Oo Baydhabo laga Daah-furay

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay ayaa waxaa laga daah-furey Barnaamijka Wacyigelinta ka Hortaga labada Talaal ee Cudurada Shubanka iyo Oofwareenka iyo sidookale Ololaha iskudhafka Talaalka Jadeecada.

Barnaamijka oo daah-furtay Wasaarada Caafimaadka koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Cali Saciid Fiqi, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Madaxda Hay’adaha WHO iyo UNICEF.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here