Kulan Wadatashi ku saabsan Qiimeynta Waxbarashada Qaranka Oo Baydhabo lagu qabtey

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Waaxda Taya dhowrka iyo Halbeegyada ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee KGS ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan Saabka Qiimeynta Qaran kaas oo lagu qabtey Magaalada baydhabo.

Kulankan waxaa ka soo qeyb galay Agaasime waaxeedyada wasaaradda, maamuliyaasha dugsiyada, Jamacaddaha, La-taliyeyaasha wasaaradda, iyo hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arimaha waxbarashada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here