Dhaqaatiirta Daaweynta Xoolaha Oo loo kala direy Degmooyinka Soomaaliland

0
67

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Soomaaliland ayaa kala dirtay kooxo dhakhaatiir ah oo Gobolada ka fulin doona Barnaamij daawaynta Xoolaha Wacgelinta iyo Nafaqenta Xoolaha

Munaasabada ayaa waxa ka soo qeyb galaay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo uu wehlinaayo Agaasiimaha guud ee Wasaarada iyo madax ka socota Wasarada Xanaanada Xoolaha

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here