Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Machadka Cilmi baarista iyo hormarinta ee Iraad ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Dood ku saabsan muhiimadda ay Dhismaha Dekada Baraawe u leedahay kobaca Dhaqaale ee Koonfur Galbeed iyo guud ahaan gayiga Soomaaliya.
Dooda waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federalka Soomaaliya . Maamulka Koonfur Galbeed, Aqoonyahano iyomarti sharaf kale oo dooda uu Machadka Cilmi baarista iyo Hormarinta ee Iraad ku marti qaadey
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani