Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin oo uu horkacayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Abdullahi Haaji Hasan Ayaa Kormeer Ku Tageen Saldhiga Booliska Degmada Waajid ee Gobolka Bakool
Ujeedka Kormeerka ayaa ahaa sidii loo ogaan laha Xaalada Ciidanka ay ku suganyihiin
ugu horeyaan waxaana goobta kula hadleen Gudoomiyaha Degmada Waajiid Maxamed Mushaar la’aan haysata Ciidamada Booliska.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi