Munaasabada Todobaadka dhaqanka Oo Lagu qabtey Magaalada Kismaayo

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Jaamacada Kismaayo ayaa waxey qabatey Munaasabadda Todobaadka dhaqanka Ee Jaamacadda oo Sanadkiiba mar ay Jaamacadda qabato, taas oo Lagu soo Bandhigey Hidaha iyo dhaqanka oo tilmamayey ilaalinta dhaqanka soomaaliyeed.

Munaasabadda ayaa waxaa Ka qeyb-galay Masuuliyiin kala duwan ee ka tirsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland, Shirkadaha Ganacsiga, Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Magaalada Kismaayo iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here