Deegaanka Jaaw Degmada Ceelbuur Oo Iskuul Waxbarasho laga hirgeliyay

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah dhalinyarada ka soo jeeda Deegaanka Jaaw ee Degmada Ceelbuur ayaa waxey Deegaanka ka hirgeliyeen iskuul waxbarasho oo ka kooban labo Fasal ay wax ka bartaan in ka badan labo boqol Ardey oo horey aan u haysan Waxbarasho.

Balse Weli waxaa jira baahiyaad kala duwan sida Maamulka iskuulka Sheegey oo ka mid ah Macalin yari Quudinta Carruurta maadama ay kala yimaadaan goob aad u kala fog Ururka Talasamo ayaa waxey iskuulka gaarsiiyeen agab Waxbarasho oo isuga jira miisas iyo kuraasmo

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here