Macahadka Al kowthar Institute Magaalada Baydhabo Oo qeyb Cusub lagu Kordhinayo

0
12

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macahadka Al Kowthar Institute of islamic ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo kordhinayaa madaraso Cusub oo looga talagley Xifdinta Qu’aanka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka taasi looga talagaley in ay wax ku bartaan dadka waaweyn iyo qeybaha kala duwan ee Ardeyda.

Waxaana uu Maamulka ka hadley in madarasada ay ardeyda looga tagaley dhigan donaan qAqatiyada gelanka hore iyo gelanka danbe ayna si toos ah u bilaabeen isdiwaangelinta qabadshada Ardeyda

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here