Xujeydii ugu horeysey Soomaaliyeed Oo Garoonka Muqdisho Laga Sagootiyey

0
74

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Macahadka Al kowthar Institute of islamic ee Magaalada Baydhabob ayaa waxaa lagu soo kordhinayaa madaraso cusub oo looga talagley xifdinta qur.aanka kariimka ee qowlka eebe iyo tarbiyada islaamka taasi looga talagaley in ay wax ka bartaan dadka waaweyn iyo qeybaha kala duwan ee ardeyda.

Waxaana uu maamulka ka hadley in madarasada ay ardeyda looga tagaley dhigan donaan wqatiyada gelanka hore iyo gelanka danbe ayna si toos ah u bilaabeen isdiwaangelinta qabadshada ardeyda

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here