Howlgalo lagu Xaqiijinayo Amaanka Oo laga Sameeyey Magaalada Laascaanood

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Taliska Guud ee Ciidanka Police ka SSC-Khaatumo ayaa Sameyey howgalo lagu sugaayey amaanka guud ee magaalada Laascaanood taasi oo ay hogaaminaayeen Masuuliyiinka Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka SSC-Khaatumo

Howgalkaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa shacabka Laascaanood oo iyagana sheegey in ay la shaqeynayaan laamaha Amniga Maamulka waxaana qeybaha kala duwan ee bulshada inteeda kale loogu baaqey in ay ka shaqeeyaan Amniga

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here