Tababar ku saabsan Caafimaadka Aas-aasiga Oo loo qabtey Ardeyda Iskuulada Baydhabo

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Midowge Ardeyda KGS ayaa daah-furey Tababar Cinwaankiisu yahay Xirfadaha Aasaasiga ah ee Caafimaadka kaas oo loo qabtay 50 Ardey oo ka kala socdey iskuulada Magaalada Baydhabo si kor loo qaado tayada Khibrada Ardayda barata Caafimaadka qeybhiisa kal duwaan.

Tababarkan ayaa ah mid Muhiim u ah Xirfadleyda Caafimaadka ayaa inta uu socdo baran doonaan aqoon la xariirta ahmiyada uu leeyahay Caafimaadka aas-aasiga ah oo bilow u ah Barashada Caafimaadka guud ee la barto

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here