Agab kala duwan Oo Lagu Wareejiyay Maamulka Degmada Bali-gubadle.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hawd oo ay wehaliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliland ayaa Hay’adda World Vision kala wareegeen Agab kala duwan oo iskugu jira qalab xaafiis, mid waxabarasho iyo qalabka Ciyaaraha oo Hey’adda soo-gaarsiisay Degmada Bali-gubadle.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here