Galmudug Horumarin ku Sameyneysa Beeraha iyo Biyaha Degmada Balanballe

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Si wax looga qabto loona ogaan lahaa Baahiyaha Bulshada ee degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa safar shaqo ku tagay Wafdi ka socdey Galmudug kana Kooban Wasiiro, ku xigeeno, Agaasimeyaal iyo Masuuliyiin kale.

Wafdiga oo hor ka ceysay Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Harumarinta Dhaqaalaha Galgaduud ayaa waxaa degmada Balanballe ku soo dhaweeyay Maamulka Degmada, Odayaasha dhaqanka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here