Dhismaha Wadada Degmooyinka Abdicasiis iyo Kaaraan Oo la dhagax dhigey

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax-dhigay dhismaha waddada Laamiga Keysaney ee Degmada Kaaraan, taasi oo qeyb ka ah qorshaha horumarinta Kaabayaasha ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda dhagaxdhigga dhismaha waddada Laamiga Keysaney ee Degmada Kaaraan, waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiin, Agaasimeyaal, Ganacsato iyo qeybaha kala kala duwan ee Bulshada Degmada Kaaraan.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here