Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu Daahfuray Munaasabadda Kaabayaasha Digital-ka ah Ee Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaangelinta Qaranka(NIRA).
Munaasabadda Kaabayaasha Digital-ka ah Ee Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaangelinta Qaranka(NIRA) ayaa waxaa goobjoog ka ah madaxda ka socota heerarka kala duwan ee Dowladda iyo qaybaha bulshada Soomaaliyeed.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani