Tartanka Ardeyda Iskuulka Ramadan Magaalada Baydhabo Oo la soo gabagabeeyey

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Sanad kasta waxaa ardeyda Iskuulaadka loo qabta Tartan aqooneed kor loogu qaadaya Fahamka Maadooyiinka ay dhigtaan iyo aqoonta Guud ee loo bahaan yahay in uu yeesho ardeyga.

Iskuulka hoose, dhexe iyo sare ee Ramadan waxaa uu kamid yahay iskuulada Magaalada Baydhabo ee tartan aqooneedka u qabta ardeyda dhigta xeerarka iyo fasalada kala duwan ee Iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here