Maamulada Iskuulada Baydhabo Oo loogu baaqey in Ardeyda aysan banaanka ku Celin

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Inta badan iskuulada waxaa dhacda in Ardeyda laga soo Xirto Albaabka marka ay soo daahaan ama Lacagta Bisha bixin waayaan xiligii loogu tala galay iyo kuwa dembiya kale iskuulka ka galaan, taasi ayaa inta Ardeyda la kulmaan dhibaatooyin Maskaxeed

Guddoomiyaha Ururka Baay Waman Seynab Cumar Ali oo Shir Jaraa’id Baydhabo ku qabatey ayay Maamuliyaasha Dugsiyada ugu baaqdey in aysan Ardeyda Banaanka ku celin si aysan u dhicin dhibaatooyin kale oo jinsayadeed maadaama ay saameyn ku yeelan karto waxbarashadooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here