Kulanka u Qareemista Dhiiriqelinta Haweenka Oo lagu qabtay Baydhabo.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo ay ka qeybgaleen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ururada u dooda xquuqda Haweenka iyo odayaasha dhaqanka ee doorka ku leh siyaasada dalka ayaa u saabsanaa u Qareemista Dhiiriqelinta Haweenka ee Ka Qaybgalka Siyaasada Soomaaliya

kulanka ayaa inta badan waxaa lagu galanqeeyey arimaha la xiriira qoondada haweenka ee ay ku leeyihiin Baarlamaanka Soomaaliya iyo guud ahaan ka qeybgalka siyaasada iyo fagaaraha go,aanada loogu gaaraayo Arimaha masiiriga ah ee dalka

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here