Ardeyda Macahadka Abuu Jacfar Magaalada Baydhabo Oo la dhiiri geliyay

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan lagu qabtey Xarunta Macahadka Abuu Jacfar ee Magaalada Baydhabo,kaas oo lagu dhiiri galinayay Ardayda wax ka barata Macahadka waxaana ka soo qeyb galay Culimo, Odoyaal, Waalidiin, Macalimiin iyo bahda Waxbarashada.

Waxyaabaha Ardayda lagu dhiiri galinayay ayaa waxaa kamid ahaa in ay kor loo qaado Fahamka Maskaxdooda, heerka Aqoontooda iyo in ay laba jibaaraan dadaalkooda Waxbarasho iyagoona halkaasi ku soo Bandhigey waxyaabaha ay ku barteen Macahadka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here