Gawaarida Xamuulka Oo Maalintii Laga Mamnuucay Baydhabo

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulanka Todobaadlaha ah ee Maamulka Degmada Baydhabo ayaa lagu qabtay Xaruunta Dowlada Hoos, kaas Oo lagu Soo Bandhigay Shaqo Howleedka Guud ee Maamulka Degmada iyo Waaxaha kale ee Dowlada Hoose ee ay u hayaan Bulshada.

Kulanka oo gudoomiyey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magalada Mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa Warbixin ka Dhageystey Dhamaan Agaasimiyaasha waaxaha kala duwan iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha iyagoona ka warbixiyeen Xaaladaha Amni, Dhaqaalaha,Nadaafada iyo Hormarinta Howlaha Shaqo ee Maalinlaha ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here