Shirka samaynta Istaraatijiyada Qurba joogta Puntland Oo Garoowe ka Furmey

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Pubtland ayaa waxaa si toos ah Looga daahfurey Shirka saameynta istaraajiyada qurba Joogta Puntland kaasi oo looga arinsanaayey dejinta Siyaasada Qurba joogta Puntland oo laf dhabar u ah isku xirnaanta iyo wadashaqaynta dowladda iyo Qurba joogta iyada oo latashiyo lala samaynayo Qurbe joogta dalka ku sugan.

Shirkan oo socon doona mudo laba casho ah ayna soo qaban qaabisay Wasaarada Qorshaynta,horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa Madaxweyne kuxigeenka Puntland Iliyaas Cismaan Lugatoor qaar ka mid ah qurba joogta dalka iyo dibada odayaasha dhaqanka Aqoonyahano Ganacasto iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here