Tababar ku saabsan Xulashada Kuliyadaha Jaamacada Oo Loo qabtay Ardeyda Iskuulka Alqalam

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Inta badan Ardeyda dhameysata Fasalka ugu dambeeya ee Dugsiga Sare ee Form Fourka waxay ku wareeraan Xulashada Kuliyada ay Jaamacada Taqasus ka dhigan lahaayeen qaar kood ayaa iska xusha Kuliyad ay Beri shaqo ku heleynin ama mid dadka dhan ku bateen iyadoona Ardyeda fiirinin daruufaha dalka ka jira si isu waafijin lahaayeen duruufta dalka taala iyo Mustaqbalkooda

Ardeyda Sanadkan ka baxaysa Dugsiga Sare ee Form Fourka ee Iskuulka Alqalam ayaa loo qabtey Tababar ku saabsan sida ay ku xulan karaan Kuliyada taqasuskooda noqon kara kana turjameysa Xaaladaha dalka ka jira waxaana soo qaban qaabiyay Midowga Ardeyda Iskuulka Alqalam Primary an Sacandary iyagoona halkaasi ka heley Talooyin Muhiim ah

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here