Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka Oo Maanta Lagu Qabtay Baydhabo.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Sannad kasta 1-da May, adduunku wuxuu isugu yimaadaa si loogu dabaaldego maalinta shaqaalaha adduunka, oo ay Qaramada Midoobay u asteysay in dunida looga dabaaldego , ujeedka ayaa ahaa in lagu maamuuso wax-qabadka dadka shaqeeya

Baydhabo waxaa maanta ka dhacdey munaasabad weyn oo ay soo qaban qaabisey Wasaarda Shaqada iyo arimaha Bulshada KGS , taasi oo ay ka soo qeybgaleen Wasiiro, xildhibaano iyo Ururada ka shaqeeya Arimaha Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here